Qaramada Midoobay ayaa waxay ku qiyaastay in tirada dadka qaba jeermiska HIV ee sababa cudurka dillaaga ah, ee AIDS-ka ee caalamka in ay gaarayaan 30 milyan oo qof.
Ethiopia ayaa sheegtay in dhamaan ciidamadeeda ay kala bixi doonto Somalia dhamaadka bisha soo socota, kadib laba sano oo ay dagaal kula jireen Islaamiyiinta.